Wasiirka Maaliyada Soomaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha ...

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo shirka Xiliga gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Wasiirka Maaliyadda XFS oo matalaya dhammaan Wasiiradii shirka ka soo qabgalay, kuna hadlay afkooda ayaa jeediyay khudbad uu ku faah faahiyay ha...

MW Xasan Sheekh oo gudoomiyay shirka amniga Caasimada

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay shirka amniga gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Xamse Cabdi Barre, Wasiirada kala ah Amniga iyo Gaashaandhiga, Taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo guddoomiyeyaasha degmoo...

Puntland oo qaaddacday shirka golaha wadatashiga ee uu shaaciy...

Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeeray madaxweynaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin oo ay wada xaajood la galaan. “Dowladda Soomaaliya waxaa looga ...

Raysal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay Orodyahan guul we...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan Soomaaliyeed oo dalka u soo hooyay dhawaan guul muhiim ah. Orodyahankaan ayaa guul ka soo hooyey orodka 5000 ee mitir oo ahaa kulankii 13-aad ee ciyaaraha Afrikaanka oo ka dhacay magaalada Accra e...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos